Nin Muqdisho shalay ku dilay Wiil mooto Bajaajle ahaa oo gacanta lagu dhigay

Ciidamada booliiska Soomaaliya ayaa howlgal ay sameeyeen kusoo qabtay nin hubeesan oo shalay isgooska Jubba ee magaalada Muqdisho ku dikay nin darawal mooto bajaajle ahaa. Ninkan hubeesan ayaa dilka kaddib u baxsaday gobolka Shabeelaha Dhaxe , waxaana howlgal iska kaa shadeen booliiska Hirshabelle iyo kan gobolka Banaadir lagu soo qabtay ninka dilaaga ahaa. Afhayeenka booliiska … Continue reading Nin Muqdisho shalay ku dilay Wiil mooto Bajaajle ahaa oo gacanta lagu dhigay